Muuqaalada qaawan markaan arko uma kacsado si ka duwan sidii hore

Muuqaalada qaawan markaan arko uma kacsado si ka duwan sidii hore

Su’aasha:

Saaxiib markii hore muuqaalada Galmada markaan daawanaayo kacsi badan iyo biyo bax ayaan ka qaadi jiray lkn hada markaan arko uma kacsado sidii horana uma xiiseeyo balse sideyda kale markaan isku tijaabiyo Ok ayaan ahay taas ma xaalad caafimaad ayay la xiriirtaa?

Muuqaalada qaawan markaan arko uma kacsado balse ka hor aadbaan u daneyn jiray arintaas maxay tahay
Muuqaalada qaawan markaan arko uma kacsado balse ka hor aadbaan u daneyn jiray arintaas maxay tahay

Jawaabta:

Muuqaalada galmada dareenka ayay dilaan ninka marka uu waxaas badsado wuxuu ka qaadayaa daciifnimo, heer wuxuu gaarayaa inuu kacsan waayo siiba marka uu ku kor siigaysanayo.

Qofka dhalinyarada ah oo muuqaalladaas daawada marka uu guursado kacsi fiican ma helayo waayo maskaxdiisa waxaa ku sawiran naagaha uu daawan jiray kacsigana si kale ayuu noqonayaa.

Marka ka fogow muuqaallada xunxun haddii aad rabto inay kuu nabadgasho diintaada iyo adduunyadaadaba.

Filimada xunxun madhalays may ninka ka dhigaan

 

Emotional sex scenes kill the man when he increases this he takes away his weakness, at the level that he gets up to get up for the removal when he is on the rise.

The young person who watches these scenes when he marries does not get a good erection because his mind is pictured by the women he was watching and the erection will be different.

So stay away from the evil scenes if you want it to be safe for you in your religion and in your world.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More