Mustafa oo ka qaybgalay aaska Aabbihiisa iyo walaalkiisa
Daruur
Saciid Mustafa oo 13 jir wuxuu ku dhaawacmaday weerarka masjidka New Zealand
wuu diiday inuu isbitaalka joogo wuxuu dalbaday in la geeyo najaasadda walaalkiisa iyo aabbihiisa siduu ugu qaybgali lahaa aaskooda, walaalkiisa Xamsa Saciid 15 jir iyo Abbhiisa 44 jir oo ku geeriyooday weerarka New Zealand.
Familkiisa waxay New Zealand joogeen hal sano kaliya waxayna ka mid ahayen dadkii kasoo cararay dagaal sokeeyaha dalka Suuriya
Ilaahay ha u naxariisto muslimiinta lagu laayay meesha.