Site icon Daruur درور

Musqulaha dalka Japan

Musqulaha dalka Japan

Musqulaha dalka Japan

Dalka Japan wuxuu ka mid yahay dalalka ugu amaanka badan sidoo kale  wax soosaarka.
waxyaalaha layaabka leh waxaa ka mid ah  fadhiga musqusha loo sameeyay meel gacanta lagu dhaqan karo sidii loo ilaalin lahaa biyaha.
Japan sida biyaha loo ilaaliyo
Biyaha waxay ka mid yihiin waxyaalaha ugu qiimaha badan nolosha iyadoo sidaas ay tahayna waxaad arkaysaa dadka qaarkooda inay ku cayaarayaan biyaha.
Firkaddan oo Japaneeska ay sameeyeen waa fikrad aad u fiican. waxaa habboon qaabkan in loo sameeyo musqulaha caalamka oo dhan.
Musqulaha dalka Japan w haddii dhamaantooda siday ay yihiin immisa liitar biyo ilaalsamayo lama soo koobi karo
Exit mobile version