Site icon Daruur درور

Midibada afka Ingiriiska iyo carabiga iyo af soomaaliga

Midibada afka Ingiriiska iyo carabiga iyo af soomaaliga

Halkan waxaad ka baranaysaa magacyada loo yaqaano midabyada afka ingiriiska iyo af carabiga, jadwalka soo socda ayaad ka arkaysaa iyagoo loo tajumay af soomaali.

Midibada afka Ingiriiska iyo carabiga iyo af soomaaliga
Midibada afka Ingiriiska iyo carabiga iyo af soomaaliga

 

Enlish Arabic Somali
Black أسود madow
Blue أزرق buluug
Brown بني maarrin / calas
Green أخضر cagaar
golden ذهبي cawlan / dahabi
Gray رمادي dambasle
Orange برتقالي jaale guud ku jiro
Pink زهري casaan
Red أحمر guduud
Yellow أصفر jaalle
Silver فضي qalinle
White أبيض caddaan
Crimson قرمزي darmad / marriin guduud xiga
Khaki كاكي kaaki/ caddaan jaalle xiga
Purple بنفسجي Guduud buluug xiga
Maroon القرمزي البني / كستنائي dhiin / maarriin daran
Aquamarine   الزبرجدي (أزرق ضارب للخضرة) buluug cagaar xiga
Navy-blue أزرق بحري/داكن buluug daran
Azure أزرق سماوي buluug cireed/ buluug khafiif
Ivory عاجي cardiif/ cawiif/ cadaan boor xiga

 

Ereyo English oo wadaaga xarfaha ICK si sahlan ayaa loo xifdin karaa

Exit mobile version