Site icon Daruur درور

Meel ka tirsan China oo lagu xanaaneeyo hal bilyan barambaro

warshada lagu xanaaneeyo barambarada

Dowladda China oo dhaqaalaynayso Bilyan barambaro

Warkan waxaa laga yaabaa inuu kaa yaabiyo, hala yaabin adduunka dadka ku nool aad bay u kala duwan yihiin.
meesha waa meel lagu barbaariyo barambarada, waxay ku taallaa dalka china, waxaa loogu talaggalay in laga gado maqaayadaha qaar iyo shirkadaha daawooyinka,
barambaradan waxaa loo keenaa cuntooyinka kasoo hara makhaayadaha si loo barbaariyo, meesha loo sameeyay waxay u dhigantaa labo garoon cayaar dhulokooda.
waxay cunaan 50 tan cunto gaaraysa.
meeshaas lagu xanaaneeyo barambarada waxaa meel ka fog magaalada, meel ku habboon inay barambarada ku badato.
haddii ay dhacaan dhibaatooyin kowni ah waxaa laga yaabaa inay soo fakadaan oo caalamka ay u keenaan cudurro badan.

 

Daawo sawirada :

 

warshad dalka china barambarada
warshad yaab badab barambarada china
warshada barambarada dalka china
warshada cayayaanka barambarada
warshada lagu xanaaneeyo barambarada

 

 

Daawo Video:

 

 

Exit mobile version