Site icon Daruur درور

MD Muuse Biixi oo musxaf daabacay

MD Muuse Biixi oo musxaf daabacay

Sawir nasoo gaaray wuxuu caddeynayaa in madaxweynaha Jamhuuriydda Somalilnad daabacay Kitaab jaamac, waxaana ku qoran galka gudaha kitaabka inuu isaga bixiyay qarashka daabacaadda musxafka.

Somalilnad waa dad soomaali ah oo raba inay gooni u baxaan, waxayna sameysteen nidaam iyaga u gaar ah, waana dad nabadda jecel, marka ay soomaali burburtay wixii koonfur ka dhacay oo kale kama dhicin waqooyi dhexdooda.

Exit mobile version