Site icon Daruur درور

Maxay soomalidu caan ku tahay

Soomaalida waa dad ka duwan umadaha adduunka oo dhan.
waxay caan ku yihiin dhanka dhaqanka arrimo badan.
waxaa ka mid ah isfahan la’aan 30 sano ayay dhisan la’yihiin dowlad fiican, sidoo kale waxay caan ku yihiin shaxaadka ama tuugsiga, qofka soomaaliga

Maxay soomalidu caan ku tahay
Maxay soomalidu caan ku tahay

wuxuu aad uga helaa inuu cuno wax uuna shaqaysanin.
gudaha dalka waagii dowladda ay jirtay dad ayaad arkaysaa intay baadiyaha kasoo tagaan oo ku dul nool qaraabadooda oo ku nool magaalada muqdisho, marka dagaal dhacayna waxaad arkaysaa dad ku nool isbaaro oo aan rabin inay shaqaystaan, waa wax la og yahay oo caan ah, xitaa heer waxay gaareen inay dilaan qofka ay hatidiisa dhacayaan.
marka yurub la tagay soomaalida waxay caan ku noqdeen inay been sheegaan si ay lacag bilaash ah u qaataan, qaar waxay iska dhiibi jireen labo ama sedex wadan si ay cayr badan u qaataan.
way ku jiraan soomaalida dad caan ku ah wanaag iyo quraan iyo akhlaaq laakin aad bay u yar yihiin.
haddii ay soomaalidu ahaan lahaayeen dad ka fog xumaanta maanta dalkooda meeshaan ma joogi lahayn.
marka wax been yaan laysku sheegin, dad baad arkaysaa soomaalida amaano, amaanta beenta ma ficna runta haddaan laysku sheegin wax hagaagayo ma jiro.

Exit mobile version