Maxaa lagu fasiraa farjiga dumarka
Maxaa lagu fasiraa farjiga dumarka
Riyada:
Waxaan rabaa inaan ogaado qofka siil kuriyoodo maxaa lagu fasiraa siilka oo qaawan oo si cad u muuqa naagta dhar ayay wadataa kaliya siilka ayaa ka qaawan maxaa lagu fasiraa.

Fasirka:
Riyada farjiga ama taabashada cambarka waxaa lagu fasiraa qofka inuu heli doono farxad.
sidoo kale hadday aragto gabadha doobka ah farjigeeda waxaa lagu fasiraa inay guur heli doonto.
sidoo kale naagta la qabo hadday ku riyooto cambarkeeda waxay tilmaamaysaa riyada bishaado.
sidoo kale inay uur qaadi doonto hadday aragto haweeneyda la qabo farjigeeda oo noqday bir waxay la kulmaysaa dhibaato nolosheeda lasoo gudboonaanayso.
guud ahaan fajiga waa faraj qofka la kulmayo
Qofkii arko xaaska deriska oo dharka dhigatay
Riyada cowrada ninka la dhashay qof aad xiriir leedihiin
Dreaming of a vagina or touching a vagina is interpreted as a person finding happiness.
Also, if a single woman sees her vagina, it is interpreted as a marriage.
Also, if a married woman dreams of her vagina, it indicates a bad dream.
Also, if a married woman sees her vagina become iron, she will encounter problems in her life.
In general, a vagina is a vagina that a person encounters
Halkan ka daawo fiirinta cowrada dumarka