Matagu wayso ma jabiyaa

Su’aasha:

Matagu wayso ma jabiyaa ?

Matagu wayso ma jabiyaa
Matagu wayso ma jabiyaa

Jawaabta:

Mataga inuu weyso jabiyo iyo in kale waa laysku khilaafay, Imaam Abuu Xaniifa wuxuu qabaa mataga inuu weysada jabiyo ha yaraado ama ha badnaado.

Imaam Axmed bin Xambal wuxuu qabaa mataga marka uu aad u badan yahay weysada inuu jabiyo.

Imaam Shaafici wuxuu qabaa mataga inuusan weysada jabinin si kaste ha ahaado, isaganaa kaga xoog badan daliil ahaan mas’aladan, maxaayeelay ma jiro daliil saxiix ah oo tusaya mantaga inuu weysada buriyo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More