Site icon Daruur درور

Maseyrka daran maxaa keeno

Maseyrka daran maxaa keeno waa maxay maseer

Su’aasha:

Asc walal salaan kadib Walal waxyabaha iskala yabaay marka Gabar saaxibtay ah Gabar ku arko waa kululada xata ina gooyo Isku daya ninka aan shukansado iska daaye xata wiilasha walalnimada naga dhaxayso qof kale kuma arki karo ani ahayn ninka aanka helo xata hadi aan aqoon uu lahayn naagta ula hadlayo adunka uu naca xata waxbaa iyadon iga sameen wll maxa ku sameeya arintas wayo ninka xata caadi isu naqan haday naag sawirkisa sarato waxan ku qasba inu dajiyo sawirkas arintas waa maxay wll?xata asxaabnimo xata gabar wiil anla hadlo kuma arki karo niyada ii gubata midka anla sheekeystana hadi magaca Gabar kale anku maqlo waa olola.

Maseyrka daran maxaa keeno
Maseyrka daran maxaa keeno

Jawaabta:

Walaal kaas waxaa la dhahaa maseyr, taasna waxay u noqonaysaa dareenka xadka ka baxsan, marka waa cudur nafsi dhinac marka laga eego, taas kuuma fiicna iska ilaali, marka aad guursato shaki ayuu isu baddalaa, ninka aad guursan doonto cadaab ayaad galinaysaa, waayo qof hadduu la hadlo waad dhibsanaysaa marka iska yereey.

 

Ninkeyga oo igu hanjabo inuu sawiro private ah iga faafinayo

 

This is called jealousy, and this becomes an out-of-bound feeling, when it is a psychological disease from one side to the other, that is not good for you to be careful, when you marry it turns into doubt, the man you will marry you will put him in punishment, for if someone speaks to him you will be troubled when he calls him away.

Exit mobile version