Markaan quraanka aqrinaayo madax ayaa i ruxmaya ilaa feeraha garbaha luqunta
Su’aasha:
Asc bahda daruuro wll talo idinka rawaa waxaa laygu ilaystay tintayda mar quraanka laysaaro qof dumara iga hadla dhibata i haysata waxaa weeye markaan quraan ka aqrinaayo madax ayaa i ruxmaya ilaa feeraha garbaha luqunta markan quraanka joojiyo waa istaagee lkn hada markaan tukanayo xita jirkaa i gariiraya quraan aad baan u aqriyaa markaan aqrinayo jidhkayga dabaa kasoo boodaya madaaxa culaysaa iga saran wll ilataliya.
Jawaabta:
Waxaad isku daaweysaa aayadaha sixirka iyo laga akhristo inshaa Allaah waad ka raysan doontaa.
Qoraalladan oo ku qoran webka Daruur ka akhriso arrintaas wixii ku saabsan:
- Aayadaha lagu daaweeyo isha iyo sixirka
- Sixirka sidee lagu gartaa
- Daawada sixirka iyo isha oo ugu fiican