Site icon Daruur درور

Marka ugu horreysa oo haweeney Sacuudi safiir noqoto

Marka ugu horreysa oo haweeney Sacuudi safiir noqoto

Boqortooyada Sacuudiga oo ahayd dowlad diinta inay ku dhaqanto sheegato, waxay ka qaadatay meelaha ugu ad’adag diinta, maantana waxay bilowday inay wixii oo dhan ka tallaabsato, heesaha ay xaaraanka u arki jirtay maanta waxay ka dhigeen xalaal,

Marka ugu horreysa oo haweeney Sacuudi safiir noqoto
Marka ugu horreysa oo haweeney Sacuudi safiir noqoto

bal waxay keeneen naago heesaa ah oo qaawan oo u heesa, xitaa waxay geeyeen heesaha dhulka barakaysan, si kastaba ha ahaatee.

waxay maanta ugu magacaabeen safiir inay ka noqoto  dalka maraykanka naag oo kasoo jeedda boqortooyada dalkaas waxaa lagu magacaabaa Riima Bint Bandar.

boqortooyada sacuudiga oo aad u baddashay siyaasadda ay ku siocon jirtay,  dhagaxalsugaha oo china ku taageeray falalka ay ku hayso muslimiinta ku nool dalka china,  sidoo kale boqortooyada sacuudiga dowladda yahuudda ay aad u taageersan tahay, dagaal culus ayay kusoo qaadday diinta islaamka, markii horena iyada ayaa si xun ugu dhaqmi jirtay marka wixii soo socda ayaa ka weyn waxa hadda ka jira sacuudiga.

Exit mobile version