Makeup malagu tukan karaa

Su’aasha:

Asc walal aad ban idin salamay sual ayan ku weydin lahaa makeup ka malagu tukan karaa mararka qaar baa anigoo makeup ii marsan ama meel u socda amaba meshii joga lakin weeso leh salaad igu soo gashaa wan tukadaa lkin ma ogi in lagula tukan karo makeup ka ?
Mahadsanid:).

Makeup ka malagu tukan karaa
Makeup ka malagu tukan karaa

Jawaabta:

Haddii gabadha ay is dahiriso oo ay weysaysato oo ay makeup saarato way ku tukan kartaa wax dhib ma laha haddii uu yahay waxa laga sameeyay mekupka wax daahir ah oo aan ahayn nijaas maxaayeelay marada iyo jirka inay daahir ahaadaan waa shardi ka mid ah shuruudaha ansixidda salaadda.
Marka isqurxinta xilliiga salaadda wax dhib ma laha kuul iyo makeup iwm. ah waxba kama dhibayaan salaadda, laakin lama oggola in nin ninkeeda aan ahayn inay iusgu qurxiso.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More