Mahadcelin webka Daruur ku socota
Su’aasha:
Asc sheakhaygii adigaa runtii ah sheakh ilaahay barakeeyay aqoontiisa dadka ugu adeegaya dadka LA jecel wanaaga
Waxaan kaaga mahad celinayaa sida aqoonta badan
Sharafta badan
Waxaan ka helay runtii dhaqan wanagaga ay diintu kavmuuqato dulqaadka dagaananta ilaahay ku siiyay anagoo xataa Kala reebreebna waadnoo dulqaatadaa na raaligalisaa taasina waa dheeraad ilaahay ku siiyay
Ilaahay kor hakuu qaado
Sheakh waxaan arkay wax badan oo wanaaga ood ii fasirtay waa ilaahay mahadii
Taasi gadaal ayaan ka soo sheegi waxaan rabaa ilaahay haduu yidhaahdo
Si fiican oo dhaw inaan isku barano waa ii sharaf barashada culimadu waan soo dhawaynayaa ilaahay ha ku xafido.
