Mahad Salaad: Galmudug ha looga turo colaada laga soo abaabulayo Villa Soomaaliya
A member of the Somali parliament attacks the government
#xildhibaan Mahad Salaad: Galmudug ha looga turo colaada laga soo abaabulayo Villa Soomaaliya
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay xiisada dagaal ee ka taagan magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud.
