Magacyada wiilasha carabta oo fiifiican
Magacyada waa waxa ugu muhimsan oo caruurta astaan wanaagsan u noqon kara.
Magaca waa shayga la soconaya qofka ynoloshiisa oo dhan laga soo bilaabo yaraanta.
Marka ilmaha waa in loo bixiyaa magac qurux badan dhowr jeer ayaan kasoo hadalnay magacyada quruxda badan oo wiilasha loo bixin karo.
Waxaa ugu fiican magaca marka uu leeyahay macne wanaagsan oo qof naftiisa aan dhib usoo jiideynin.
Caruurta qaar marka ay weynaadaan oo ay fahmanaan nolosha waxay nacayaan magacooda.
Qaar baa isku daya inay magacooda iska baddalaan.
Haddaba dadka muslimiinta waxay u badan yihiin magacyada carabta ama afka carabiga taasna waxaa keentay diinta islaamka oo carabi kusoo degtay.
Magacyo casri ah oona qadiin ah aan waligooda is baddalin ayaan halkaan kugu soo aroorinaynaa.
Magacyada wilasha loo bixin karo:
magaca asoo soomaali iyo carabi u qoran kuwan waxaa la adeegsan karaa sanad walba 2020 2021 2022 2023 xili kaste waa casri waana cusub yihiin isma baddalaan
Faatix | فاتح |
Caamir | عامر |
Taamir | تامر |
Saajid | ساجد |
Maajid | ماجد |
Qaalib | غالب |
Fariid | فريد |
Musaacid | مساعد |
Rafiiq | رفيق |
Fahiim | فهيم |
Naasir | ناصر |
Qaayid | قايد |
Zaayid | زايد |
Xassaan | حسان |
Khaalid | خالد |
Jaabir | جابر |
Yaasir | ياسر |
Muhannad | مهند |
Xusaam | حسام |
Haani’ | هانئ |
Saabir | صابر |
Ereyada raadiska: magacyo carbeed, magacyada ugu fiican. magacyo wiilal, magac wiil. magac carabi.
Magacyo wiilal iyo gabdho casri ah oo qurux badan