Magacuyaallada su’aaleed ee afka ingiriiska qaabka loo adeegsado
Magacuyaallada su’aaleed ee afka ingiriiska ayaa ah kuwa muhimsan xagga barashada luqada, qofka rabo inuu barto af waa inuu bartaa magacuyaallada su’aaleed ee luqadda, sida uu u baranayo qaybaha kale ee luqadda.
Waxaa la dhahaa luqad marka la baranayo waa in xoogga la saaraa magacuyaal su’aaleedka, maxaayeelay hadalka dadka wuxuu ku dhisan yahay su’aal iyo jawaab.
Waxaa la dhihi karaa luqada oo dhan waa su’aalo iyo jawaabo.
Halkan waxaan kusoo aroorinaynaa magacuyaalka su’aaleed asoo jadwal ku jira oo af soomaali iyo carabi loo turjumay:
English |
Arabic |
Somali |
Nooca |
Where? |
أين |
halkee/intee/xaggee |
meel |
When? |
متی |
goorma, shimee |
waqti |
Why? |
لماذا |
maxaa + u |
sabab |
What? |
ماذا |
maxaa |
wax |
Which? |
أي |
kee |
|
Who? |
من |
kuma/yaa |
yeele |
Whom? |
من |
kuma/yaa |
layeele |
Whose? |
لمن |
yaa leh |
lahaansho |