Madaxweynaha Cusub ee Puntland Saciid Deni Daruur 6 years ago Waxaa ku guuleystay xukunka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni wuxuu ka raayay Cabdiwali Gaas dad badanayaa ku farxay oo kasoo horjeeday Cabdiwali gaas Saciid Cabdullaahi Deni oo loo malaynayo inuu yahay qof degan oo xigmad sama leh Madaxweynaha Cusub ee Puntland Saciid Deni