Macnaha xadiiska
إن لربكم في أيام دهركم نفحات
Xadiiskan wuxuu ka mid yahay axaadiista aadka loogu daliilsado bisha ramadaan, waxaa soo galaya waqti kaste qiime badan u leh cibaadada Alle waxaa ka mid ah bisha xajka la guto, sidoo kale maalmaha uu ilaahay ku amaanay kitaabkiisa.
Xadiiska wuxuu leeyahay:
( إِنَّ لِرَبِّكُمْ عَزَّ وَجَلَّ فِي أَيَّامِ دَهْرِكُمْ نَفَحَاتٍ، فَتَعَرَّضُوا لَهَا ، لَعَلَّ أَحَدَكُمْ أَنْ تُصِيبَهُ مِنْهَا نَفْحَةٌ لَا يَشْقَى بَعْدَهَا أَبَدًا ) تخريج
(Rabbigiina – cazza wajalla – wuxuu ku leeyahay maalmaha waqtigiina barakooyin ee u banbaxa, waxaa laga yaabaa midkiina inay soo gaarto barako oo kaddibna waligiisa uusan hoogi doonin)
Ramadaanka waxaa soo degata naxariista Alle , qofkii ay gaartana waxaa laga yaabaa inuusan waligiisa hoogin, marka qofka muslin waxaa inuu ka faa’ideystaa maalmaha barakada badan oo laga heli karo ajir weyn marka qofka uu qabto camal suuban.
Xadiiskan waxaa wariyay Addabaraani imaan Suyuudina wuxuu ku tilmaamay inuu daciif yahay, laakin macana guud waxaa loo helaa addilo kale oo xoojinaya.
Akhlaaqda Gabadha Muslimada Ah Iyo Xishoodka