Site icon Daruur درور

Macmacaanka iyo caafimaadka xubnaha jirka

Macmacaanka iyo caafimaadka xubnaha jirka

Sida la og yahay macmacaanka aad bay dadka uga helaan siiba caruurta, laakin waxaa xaqiiqo ah inaysan habbooneyn in layska badaiyo waxyaalaha macaanka ah, waxaa lagu ogaaday cilmibaaris in macmacaanka dhibaatooyin badan xagga caafimaadka lagala kulmo.
waxaa ka mid ah jirrooyinka wadnaha iyo sokorta sidoo kale bulumbuliga ilkaha iyo gowsaha.

Macmacaanka iyo caafimaadka

ilmaha marka ay badsadaan wuxuu ka hallaynayaa gowsaha iyo ilkaha taasoo keenaysa ilmaha in ilkaha ka xanuunaan iyagoo wali aan ilkaha jabsanin. dad badan ayaan macmacaanka u arkin inuu halis yahay, laakin sida dhabta waa in layska yareeyaa macmacaanka.

Macmacaanka iyo caafimaadka xubnaha jirka
Macmacaanka iyo caafimaadka xubnaha jirka

It is known that sweets are very common in people, but it is certain that it is not appropriate to increase the amount of sweets, research has found that sweets face many health problems.
These include heart disease and diabetes as well as tooth decay and gums.
When the child increases, he loses his or her gums and teeth, which causes the child to have a toothache while the teeth are not broken. Many people do not consider sweets to be dangerous, but in fact sweets should be reduced.

 

Xanuunka dhanxaragu waa maxay maxaana daawo u ah

 

Waxtarka liin dhanaanta

 

Exit mobile version