Maba fahmo qofka ila hadlaya wuxuu ii sheegayo
Su’aasha:
Waxaan isku arkay markay dadka sheekeysanayaan waan fahmaa oo waan la socdaa balse qofka markuu aniga sheekada ila soo aado maba fahmo waana ku caajisa hadalkiisa taasi maxay ka dhigantahay wll wlhi qofka iisheekeynaya badi maba dhuuxi karo nuxurka hadalkiisa in yar oo aan ka fahmo mooyee markaasaan iska dhigaa inaan la socdo wuxuu sheegayo waan u dhoola cadeeyaa si qofku ii dareemin arintaas iga caawi bal wll sidee kaga bixi kraa.
![Maba fahmo qofka ila hadlaya wuxuu ii sheegayo](https://daruur.com//wp-content/uploads/Maba-fahmo-qofka-ila-hadlaya-wuxuu-ii-sheegayo.jpg)