Maahmaahyo caalami ah oo xul ah murti leh

Maahmaahyo caalami ah oo xul ah murti leh

Halkan waxaad ku arkaysaa dhowr maahmaah oo caalami ah oo kala duwan, wadamo badan ayaa laga adeegsadaa maahmaahyadan.

Waa maahmaahyo xul ah, af ingiriis af faransiis af hindi af jabaan af shiinees af carabi af holandees af bolandees af jarmal iyo afaf kale badan.

waxaa loo tarjumay af carabi iyo af soomaali.

Sida la og yahay maahmaahda waxay wadata xigmad iyo murti gaar ah oo caqliga qof wax ku kordhisa.

Maahmaahyo caalami ah oo afaf badan iyo dhaqamo badan laga soo qaadi caadi ma ahan

Maahmaahyo caalami ah oo xul ah murti leh
Maahmaahyo caalami ah oo xul ah murti leh

 

 

 

 

 

 

 

 

1 – من هز بيت جاره، سقط بيته (مثل سويسري).

Qofkii guriga dariskiisa lulo gurigiisaa dhacayo.

2 – الحب والعطر، لايختبئان (مثل صيني).- إذا شبع المرء، لن يجد للخبز طعماً (مثل اسكتلندي).

Jacayl iyo barafuun ma qarsoomaan

3 – إذا كنت لا تستطيع الابتسامة، فلا تفتح دكانا (مثل صيني).

Haddaadan dhoolacadeyn karin dukaan ha furanin

4 – الوجة الحسن هو أقوى خطاب توصية يحمله صاحبه (مثل إنجليزي).

Wajiga fiican waa hadalka ugu xoog badan qofka uu adeegsado

5- فعل الخير مع ناكر الجميل، مثل إلقاء ماء الورد في البحر (مثل بولندي).

Ixsaan in loo sameeyo qofka abaallaawaha waa sida ubax oo lagu ridayo badda

6- إذا أردت أن تعرف رقي أمة، فانظر إلى نسائها (مثل فرنسي).

Haddaad rabto dad ilbax ah dumarkooda eeg

7- كثيرا ما نرى الأشياء على غير حقيقتها، لأننا نكتفي بقراءة العنوان (مثل أمريكي).

In badan dhabta ma aragno maxaayeelay cinwaanka kaliya ayaan akhrinaa

8- أخطاء الآخرين، دائما أكثر لمعانا من أخطائنا (مثل روسي).

Qaladaadka dadka kale ayaa ka iftiin badan kuweena

9- قناعتك نصف سعادتك (مثل ايطالي).

Qanaacadaa waa barka farxaddaada

10- كل امرئ يصنع قدره بنفسه (مثل انجليزي).

qof kasta wixii ku dhici lahaa asaa sameysta

11- سلح عقلك بالعلم، خير من أن تزين جسدك بالجواهر (مثل صيني).

Maskaxdaada aqoon ku hubeey taas waxay kaaga fiican tahay jirkaaga inaad ku qurxiso dhayman iyo luul

12- الإعجاب بالنفس وليد الجهل (مثل إسباني).

is mahdinta waxay ka dhalataa jaahilnimada

13- الحب الذي يتغذى بالهدايا، يبقى جائعا على الدوام (مثل انجليزي).

Jacaylka hadiyadaha lagu quudiyo waligiisa wuu gaajeysnaanaa

14- حذار من المرأة التي تتحدث عن فضيلتها، والرجل الذي يتحدث عن استقامته (مثل فرنسي).

iska jir naagta qiimaheeda ka sheekayso iyo ninka toosnaantiisa ka hadlo

15- أعط حبك لأمرأتك، وسرك لوالدتك (مثل ايرلندي).

Jacaylkaaga sii xaaskaaga sirtaadana hooyadaada u dhiibo.

16- عامل إبنك كأمير طوال خمس سنوات، وكعبد خلال عشر سنين، وكصديق بعد ذلك (مثل هندي).

Cunugaaga kula dhaqan si asoo amiir ah shan sano si asoo addoon ah toban sano gudahooda si asoo saaxiibkaaga ah intaas kadib.

17- أن تكون إنسانا، أمر سهل؛ أما أن تكون رجلا، فهذا صعب (مثل روسي).

Inaad noqoto aadane waa wax fudud laakin inaad noqoto nin waa wax adag.

18- علمني أهلي الكلام، وعلمني الناس الصمت (مثل تشيكوسلوفاكي)

Reerkayga hadal ayay i bareen dadkana aamusitaan

18- من نظر إلى الناس بعين العلم مقتهم؛ ومن نظر إليهم بعين الحقيقة عذرهم (مثل إيطالي).

Qofkii dadka ku fiiriya isha cilmiga wuu nacayaa qofkii ku fiiriya isha dhabta wuu u cururdaarayaa

19- الغضب ريح قوية تطفىء مصباح العقل (مثل أمريكي).

Xanaaqa waa dabayl xoog leh waxay damisaa feynuusta caqliga

20- على الذين يعطون، أن لا يتحدثوا عن عطائهم؛ أما الذين يأخذون، فليذكروا ذلك (مثل برتغالي).

Kuwa wax bixiya waa inaysan ka hadlin deeqdooda laakin kuwa qaato waa inay sheegaan

21- الشجرة الضخمة تعطي ظلاً أكثر مما تعطي ثمراً (مثل إيطالي).

Geedka weyn wuxuu leeyahay hoos ka badan miraha

22- تخلّص من همومك بوضعها في جيبك المثقوب (مثل صيني).

Walwalkaaga waxaad kaga bixi kartaa inaad ku riddo jeebkaaga duleeshan.

23- التخمة أشد فتكاً من الجوع (مثل ألماني).

Dheregdhacsiga gaajada ayuu ka daran yahay

24- ازرع كل يوم، تأكل كل يوم (مثل مصري).

Maalin kaste wax beero maalin kaste ayaad wax cuneysaa

25- أيها الإنسان، لا تنس الموت، فإنه لن ينساك (مثل تركي).

Aadanow ha hilmaamin geerida, waayo iyada kuma hilmaanto.

26- لذة الانتقام لا تدوم سوى لحظة، أما الرضا الذي يوفره العفو، فيدوم إلى الأبد (مثل اسباني).

Macaanka aarsiga wax yar buu jiraa. laakin farxadda laga helo cafiska waligii wuu jiri doonaa

27- من ليس في محفظته نقودٌ، ينبغي أن يكون في لسانه حريرٌ (مثل ماليزي).

Qofkii boorsadiisa aan lacag ku jirin waa carabkiisa inuu leeyahay xariir

28- قطرات الماء القليلة قد تصنع جدولاً ( مثل ياباني ).

Dhibcooyinka byaha yar waxay noqon karaa webi

29- يهب الله الطيور غذاءها، لكن لا بد أن تطير حتى تصل إليه ( مثل هولندي ).

Alle shinbitaha wuxuu siiyaa cuntadooda laakin waa inay duulaan si ay gaaraan.

30- يبقى الحب، ما بقي المال ( مثل فرنسي )!!!

Jacaylka wuu sii jiraa inta lacag la taallo

31- من يقرض ماله لصديقه، يخسر الاثنين ( مثل فرنسي ).

Qofkii lacagiisa amaahiyo saaxiibkiisa labadaba wuu waaynayaa

32- من يتزوج امرأة جميلة، يحتاج إلى أكثر من عينين ( مثل إنجليزي )

Qofkii naag qurux badan guursado wuxuu u baahan yahay labo indhood wax ka badan

33- من كان قفاه من قش، يخشى دائماً أن تندلع فيه النار ( مثل فرنسي )

Qofkii qadaadkiisa uu yahay xaabo mar kaste wuxuu ka baqaa in dab ka kaco

34- من صمم على بلوغ الغاية، استهان بالوسيلة (مثل فرنسي)

Qofkii go’aansado inuu dantiisa gaaro waddada uu mari lahaa wuu fududeysanayaa.

 

Maahmaahyo soomaaliyeed xul ah carabi u tarjuman iyo kuwo carbeed

Qofka markuu aad u akhrinayo maahmaahyo caalami xul ah oo murti leh wax badan ayuu ka faa’idaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More