Site icon Daruur درور

Liinta macaan la shiido iyo midda sideeda lagu cuno tee fiican

Su’aasha:

Waxaan ahay Wiil Aad Ujecel liin macaanta Anu Iyadoo Sideeda Ah Ayaan Ucunaa Dadkuna Waxay igu Yidhaahdiin Marka Lashiido Ama LaRidqo Ayay Kafaaiido Badantahay Marka Sideeda Loo Cuno Fikirkaasi Ma Saxbaa Mise Waa Qalad Sidoo Kale Qofka Imisa Xaboo Liin macaan Ah Ayuu Maalintii Cuni Karaa.

Liinta macaan la shiido iyo midda sideeda lagu cuno tee fiican
Liinta macaan la shiido iyo midda sideeda lagu cuno tee fiican

Jawaabta:

Labadaba waa isku mid haddii aad sideeda ku cunto iyo haddii aad shiiddo oo cabitaan aad ka dhigato, wax farqi ah uma dhexeeyo qof kaste si buu ka helaa, wixii nafaqo laga helayo waa caadi isbadal ma laha, kaliya marka cabitaanka ay tahay ayay kaaga sahlan tahay qaadashadeeda, waxaa fiican sedex xabbo inaadan ka badanin haddii aad maalin kaste cunayso.

Cabitaanka daasada iyo kan dabiiciga yaa fiican

ظهرت حتمية معالجة الغذاء بطريقة أو بأخرى، كالمعالجة بالحرارة العالية، أو فوق العالية، أو بالتبريد أو بالتجميد، أو بالمعالجة بالإشعاع أو بإضافة الكيماويات أو بتغليفه بطريقة ما، وذلك كله بغرض إطالة فترة قابليته للحفظ ليتسنى نقله أو تسويقه أو تخزينه لحين استهلاكه، أو لتحسين مظهره أو طعمه أو رائحته، أو لإخفاء ما قد يعتري بعض صفاته الظاهرية أو التركيبية من تغير غير مرغوب، أو بصفة عامة لكي يحتفظ الغذاء بمعظم صفاته أو خواصه الطبيعية، أو لكي يعوض عن بعض خواصه المفقودة كليا أو جزئيا، أو تلك الخواص المحتمل فقدانها أثناء فترة النقل والتسويق أو التخزين، أو لكي يكتسب صفات أو خواصا مرغوبة تضمن تقبل المستهلك له

Exit mobile version