Lacag badan daadaadanayso maxaa lagu fasiraa

Interpretation of a dream in a lot of money

Su’aasha

Waxan ku riyoday anigoo lacag badan wado oo xaanshi ah , ee iga dhacdhacayso oo aan so gurbinayo

Lacag badan daadaadanayso maxaa lagu fasiraa
Lacag badan daadaadanayso maxaa lagu fasiraa

Jawaabta

Lacagta badan waxaaylo badan ayay tusinaysaa, qofka doobka guur ayuu helaa, qofka xaaslaha caruur ayuu helaa iyo caafimaad iyo farxad, sidoo kale guud ahaan waxaa lagu fasiraa inuu qofka caan ku noqonayo hanti, wuxuuna hantida ku helaa qaab sahlan, marka waa riyo aad u fiican.

lacagta guud ahaan ayaa laga wadaa maxaayeelay lacagta warqadaha ah waxay u dhigantaa dahabka iyo qalinka qofkii riyo ku arko lacag fara badan ama lacag yar waa sida dahab badan oo kale ama dahab yar.

wiil markuu arko waa ka duwan tahay gabar marka ay aragto lacag badan.

sodoo kale naag uur leh iyo nin duq ah waxaas oo dhan fasirka riyada kaalin weyn ayay ka cayaarayaan xaalka qofka riyada arkayo waa muhim.

You might also like
2 Comments
  1. Riyada guriga quruxda badan
    Shamso says

    Lacagta shilinka haddii lagu riyoodo lacagta doolarka oo kale miyaa ama way kala duwan yihiin

  2. Riyada guriga quruxda badan
    Fuad says

    Jazakkallah macalin

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More