Kutubta xadiiska kuwee laga bilaabaa
Su’aasha:
Waxaan jeclahay barashada xadiiska waxaan rabaa inaad ii sheegtaan kitaabada ugu fiican aan ka bilaabi karo intaanan u gudbin kutubta waweyn.
Jawaabta:
Waxaa fiican inaad ka bilowdo kutubta yaryar sida ay isugu xigaan:
كتاب الأربعين النووية
|
عمدة الأحكام
|
جواهر البخاري
|
رياض الصالحين
|
بلوغ المرام
|
نيل الأوطار
|
مختصر صحيح مسلم
|
التجريج الصريح
|
Kadib u gudub kutubka sunanta iyo laba saxiix Bukhaari iyo Muslim, waxaa kaloo la rabaa inaad ku waddo usuul fiqi iyo musdalax alxadiis iyo kutubta naxwaha iyo sarfaha kuwaas sahal ayay kaaga dhigayaan barashada diinta.