Koonfur Galbeed Loollanka ka jira The Great conflict
The upcoming elections in south-west Somalia
Waxaad mooddaa in ay soomaali oo dhan ku kooban tahay koonfur galbeed
maanta waxaa ka socda loollan adag koonfur galbeed
dowladda federaalka waxay wadataa dad u gaar ah
sidoo kale dad kalena waxay wataan dad iyaga u shaqaynaya
sheekada kama marna qabyaalad.
dadka kasoo jeeda dhulkaas waxay u arkaan in dhulkoodii la haysto
daarood iyo hawiye dhulkooda iyagaa ka taliya
laakin dadka u dhashay koonfur galbeed oo ka soo jeeda beelaha Digil iyo Mirifle in dhulkooda laga haysto/
dadkaas oo u malaynaya Abuu Mansuur inuu arrintaas soo faagi doono.
Tusaale ahaan afgooye iyo Marka dad kale oo ka yimid gobollada dhexe ayaa maanta gacanta ku haysta.
sheekada federaal marka ay tahay waxaa la rabaa beel kaste inay ku ekaato deegaankeeda.
marka sheekada wali waxaa ku jira qabyaalad, soomaali toosi mayso inat qabyaaladda caabudayaan