Site icon Daruur درور

Khatarta uu leeyahay Mobile korontada la xiriira

KHATARKA TALEEFANKA

KHATARKA TALEEFANKA

Dad badan way fududeystaan marka ay ku hadlayaan taleefanka isagoo ku jira kaarikada, muuqalkan haddaad daawo waxaad arkaysaa halista uu leeyahay taleefanka marka uu korontada la xiriiro, wuxuu usoo gudbinayaa dabka jirkaaga, gaarsii dadka walaalahaaga si ay isaga ilaaliyaan dad badan oo mobile iwm oo aan iska ilaalinin marka uu korontada ku jiro.

runtii noocyada mobileda ma kala duawan , guud ahaan waa taleefan kasta, qalin ayaa lagu tijaabiyay oo lagu ogaado korontada meesha ay marayso, marka adaa yaabi doona arag:

Exit mobile version