Warkan oo hadda soo dhacay.
Qoraal kasoo laga soo saaray wasaaradda Arrrimaha Dibadda.
ee dalka Kenya oo lagu baahiyay wargeyska dowladda Kenya.
oo lagu magacaabo DailyNation ayaa lagu amray Danjiraha Kenya oo soomaali jooga.
waxaana dhanka kale lagu amray safiirka Dowladda Soomaaliya ee Kenya
Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, in uu dalkiisa dib ugu laabto, oo Kenya ka tago
Waxaa arrintan sabab looga dhigay
siday sheegayaan wararka kasoo baxay Kenya in dowladda Soomaaliya ay ku xadgudubtay xuduudda Badda ee Kenya iyadoo tartan gelisay Bad ay leedahay dalka Kenya si shidaal looga baaro Soomaaliya