Site icon Daruur درور

Kawaabyada jirka ma cudur halis ayay tilaamaysaa

Kawaabyada jirka ma cudur halis ayay tilaamaysaa

Su’aasha:

Asc wllyaal allaha idinka abaal mariyo u adeegida bulshada

Waxan isku arkay kabaawyo jirka ah Marka LA gaaro habeenki xiliga jiifka lugaha aya waxa iga so bilaawdo Kabaabyo si tartiib ah ayey igu fidaa markaas jirka dhan wuxu inoqdaa culees in dad badan dhulka igu celinaan cml wadnahaa aad igaraacmo cabsi badana wan daremaa indhaha hadi an kala furo waxa isawirma qof igu so ordaayo o kale niyada aya qur’aan ka aqriyaa cabaar kadib waa ficnadaa maalinti hadan sexdo ma arko wa habenkii bes hadi an habenki saas noqdo malintii madax xanuun hal dhinac ah ila qoorta xanaaq badan qaasatan waxan aad ula dagalaa ninkeyga guriga marku yimaado caro daran aya iqabato fikir badan oo qiyaali ah oo ah inan gurigeyga dumiyo
Hadi an isbuucyo ronaado hadane wa isku arka xanuun ruuxi ah waligey leguma sheegin qur’anka ima dhibo lkn malmahaan dambe waxa isku arkay mrka quranka dhagesana labada garab dhaxdoda i gubata AMA godxo aya ka daremaa habenadan waxa riyo ku arka masas bisad rabto iney i disho
marka wll iso sheeg waa maxay xanunkaan Iyo daawadiisa
Mahadsanid.

Kawaabyada jirka ma cudur halis ayay tilaamaysaa
Kawaabyada jirka ma cudur halis ayay tilaamaysaa

Jawaabta:

Kawaabyada jirka sababo badan ayaa keeni kara, inta badan waxay u noqdaan jirrooyinka la xiriira neerfaha, laakin adiga arrintaada sida aan ka fahmay waxaa laga yaabaa cabsida inay kuu keenayso, cabsida mararka qaar qofka jirkiisa dhaxan ama kawaabyo ayaa qabanayso, marka haddaysan joogto ahayn oo marka aad baqdo ay kuu imaanayso waxaan filayaa inay tahay wax iska fudud oo neerfaha la xiriira cabsidaana sabab u ah, laakin haddii ay mar kaste ku qabanayso oo aysan kaa haraynin ama ay joogto tahay markaas waxaa dhici karta cudur jirka ku qarsoon inay tilmaamayso, waxaana fiican inaad isbaarto. Teeda kale quraan akhriso markaad seexanayso weysadana ha illaawin sidoo kale adkaarta hurdada.

Waxay u badan tahay inay il ku hayso ama in sixir uu jiro. Ilaahay caafimaad haku siiyo quraanka ku dadaal.

 

Ereyo English oo ku dhamaada xarfaha EEP

 

Physical pains can cause many reasons, most of them become nerve-related diseases, but for you your issue as I understand it may cause fear, sometimes the fear of the person’s body or joints is held, when if it is not permanent and when you are afraid it comes to you I expect it to be a simple neurologically related thing and the fear is the cause, But if it is always catching you and it is not left to you or is permanent, then there may be a disease hidden in the body that it describes, and it is better to examine yourself. Recite the Qur’an when you sleep, and do not forget the difficulty of sleeping.

It tends to have an eye on it or that magic exists. May Allah give you health in the Quran.

 

Exit mobile version