Site icon Daruur درور

Kareemka timaha hoose lagu xiiro dumarka ma dhibaa

Kareemka timaha hoose lagu xiiro dumarka ma dhibaa

Su’aasha:

scw timaha hoose haddii kareemka timaha lagu xiiro dhib miyuu u keenaa maqaarka hadu dhibkaas jiro muxuuse noqon karaa malaga yaabaa inuu dhalmada waxyeelo gaarsiiyo hadii gabadha ay timaha hoose ku xiirayso mar walba?

Kareemka timaha hoose lagu xiiro dumarka ma dhibaa
Kareemka timaha hoose lagu xiiro dumarka ma dhibaa

Jawaabta:

Sida la og yahay kareemooyinka timalaha lagu suuliyo waxay ka sameysan yihiin waxyaalo kiimika ah oo timaha gubaya marka la mariyo timaha kaligooda ayaa iska daata marka qofka uu marsado, inta badan maqaarka dhib ayay u keenaan, waxaa lagu tiriyaa side effect inuu yahay kaas.
Maqaarka wuxuu noqonayaa mid xasaasiyad leh dadka qaarkooda dhowr saacad kaddib ayay dareemaan xasaasiyadda maqaarka marka ay marsadaan kareemka timaha lagu xiiro, sidoo kale wuxuu gubaa maqaarka , waxaa laga rabaa qofka inuusan ku daahihin jirka, waxaa kaloo uu leeyahay ur aad u qurmoon kareemka timaha xiira.
Dhalmada wax saamays ah kuma yeelan karo haddii gabadha ay shuunka ku xiirato, laakin waa laga yaabaa inuu dhibo xubinta taranka, waxaa u fiican gabadha inay iska jarto timaha hoose ama ay sakiin ku xiirto, meeshay kareem ka adeegsan lahayd.

 

Xadiiska kusoo arooray tobanka fidrada waa kan, waana xadiis saxiix ah oo Muslim iyo culimo kale ay wariyeen, wuxuu yiri Rasuulka (SCW):

(عَشْرٌ من الفِطْرَةِ : قَصُّ الشارِبِ ، و إعْفاءُ اللِحيَةِ ، و السِّواكُ ، و اسْتِنْشاقُ الماءِ ، وقَصُّ الأظْفارِ ، و غَسْلُ البَراجِمِ ، و نَتْفُ الإبِطِ ، و حَلْقُ العانَةِ ، و انْتِقاصُ الماءِ)

(Toban fidrada ayay ka mid yihiin: jaridda shaarbaha, deynta garka, cadayga, sandaarsiga biyaha, jaridda ciddiyaha, dhaqidda laalaabka faraha, tifidda kilkisha, xiiridda shuunka (bisqinta), istinjada).  waxaa wariyay Muslim

 

Timaha dabada in la xiiro waajib miyaa

As it is known that hair creams are made of chemicals that burn the hair when applied, the hair falls out on its own when the person applies it, most of the time they cause problems to the skin, it is counted as a side effect. The skin becomes allergic and some people feel allergic to the skin after a few hours when they apply the shaving cream, it also burns the skin, it is required that the person does not stay on the body, and the smell of the shaving cream is very strong. It can’t affect the birth if the girl shaves, but it may hurt the genitals, it is better for the girl to cut the hair from the bottom or shave gently, instead of using a cream.

كما هو معروف أن كريمات الشعر مصنوعة من مكونات كيميائية  تضر باالشعر عند استخدامها ،

وغالبا ما تسبب مشاكل جلدية، ويعتبرذلك من الآثار الجانبية  .

يصبح الجلد حساسا لبعض الأشخاص بعد بضع ساعات يشعرون بحساسية من الجلد عند استخدام كريم حلاقة الشعر 

كما أنه يحرق الجلد ، ويطلب من الشخص عدم وضعه على الجسم ، كما أن له رائحة جيدة جدا من كريم حلاقة الشعر.
يمكن أن يكون له تأثير في العضو التناسلي إذا حلقت الفتاة شعرها به ، ولكنها قد تؤذي أعضائها التناسلية ، فمن الأفضل للفتاة قص شعرها السفلي أو حلقه بموس، بدل أن تستخدم الكريم.

Exit mobile version