Site icon Daruur درور

Kaniiniga Speman oo biyaha raga badiyo

Kaniiniga Speman oo biyaha raga badiyo

Su’aasha:

Waxan rabaa inaan ogaado kaniiniga lagu kordhiyo biyaha shahwada raga dhib ma leeyahay muxuu taraa ninka ma cuni karaa asoo caadi ah oo aan biyihiisa yaran?

Kaniiniga Speman oo biyaha raga badiyo
Kaniiniga Speman oo biyaha raga badiyo

Jawaabta:

Kaniiniga Speman wuxuu ka kooban yahay geedo, guud ahaan wuxuu daawo u yahay borostaatada ninka iyo meelaha biyaha manida soo galaan iyo shaqada xaniinyaha iyo awoodda shahwada ninka, sidoo kale wuxuu adkeeyaa shaqada geedka ninka wuxuu kordhiyaa kacsiga raga waxaa fiican qofka inuu qaato maalin kaste labo mid subaxdii midna habeenkii inuusan intaas ka badinin si uusan effect side uusan ugu keenin.

Kaniinigan waxaa asal ahaan loo sameeyay raga manida yar ay ka baxdo laakin raga caadiga ah oo biyahooda ay badan yihiin way isticmaali karaan.

 

Speman’s pill is made up of herbs, generally it is a cure for the man’s prostate and the places where water enters the sperm and the function of the gums and the ability of the man’s sperm, it also strengthens the function of the man’s plant it increases the erection of the man it is better for the person to take every day two in the morning and one at night not to exceed this so that he does not cause side effect.

This pill was originally developed for men with low sperm, but normal men with a lot of water can use it.

 

 

Mani Ma Iga Timaado Biyo Khafiif Ayaa Iga Baxo Ila Taliya

Basbaaska Biyaha Ninka Siduu U Kululeeyo

النطفة تفسد لادمان الجماع والاعياء والتعب وإتيان الجواري التي لم يبلغن والبهائموالاضراب عن الجماع كثيرا وترك الدسم وأكله ولزوم الحموضة والملوحةوهذا وشبهه يجعله غير منجب والنطفة الرقيقة جدا والغليظة والمنتنة والتي لهالون غريب والتي يحس ‌الإحليل بحرارتها إذا خرجت كلها لا تنجب والباردة اللمس جداوالنطفة الصحيحة بيضاء لزجة براقة يقع عليها الذباب وينال منها وريحها كريح الطلع والياسمين فهذه تنجب
علامات الاشتمال: ألا يكون من المرأة عند الجماع بلل ولا يرطب فم الرحم ينبغي أن تستعمل الحاملفي أول حملها السكون وتقل من الطعام وتمشى قليلا قليلا ثم تلزم الجماع ولا تبطيء فيهوتأكل أطعمة سريعة النضج وتدع كل مالح وحريف وإذا عرض للحامل شهوات رديئةفألزمها أغذية لطيفة جيدة والحمام والطعام المز المقوي للمعدة ويشرب شرابا مزا بالماءفإن لم تدبر بذلك عرض لها استطلاق وشهوة قليلة للطعام

Waxtarka basasha 

Exit mobile version