Kacsiga hurdada kadib raga iyo dumarka maka siman yihiin
Kacsiga hurdada kadib raga iyo dumarka maka siman yihiin
Jawaabta:
Asc in tabadan ninka marki wuxuu sokaca hurdada isago kacsan guskisana aad u tagan yahay marka dumarkana miyay laqaban oo iyagoo hurda miyay kacsadan waxaan maqlay naagta habeen marki ay seexata dareenkeda wuaiyada.
Jawaabta:
Kacsiga ninka marka uu hurdada kasoo tooso wuxuu tilmaamayaa caafimaadka wadnaha iyo dhiigga, sidoo kale inuu awood u leeyahay galmo, qofkii iska waayo kacsiga subaxdii mashaakil ayaa haysta xagga caafimaadka, dhakhaatiirta marka qofka wadnaha laga baarayo waxaa la waraystaa kacsiga marka hurdada lagasoo koco.
Marka laga hadlo dumarka iyo ragga farqi ayaa u dhexeeya xagga kacsiga, dumarka qaar way kacsadaan marka ay hurdada kasoo kacaan taasna waxaa sabab u ah kulaylka ka dhalanayo jirka xiliga hurdada, laakin inta badan sida ragga oo kale ma aha, oo mar kaste iska kaca. Laakin waa la sheegaa dumarka inay aad u kacsadaan waqtiga duhurka oo ay qorraxda kulushahay, ragana waxay u badan yihiin waqtiga qabowga,
laakin taas lama dhihi karo arrin joogto ayay u noqon kartaa dareenka ninka iyo naagta, naago sida raga oo kale ayaa jira oo kacsi degdeg ah leh, oo xataa feker kaliya ku kacsada.
عندما يتعلق الأمر بالنساء والرجال ، فهناك اختلاف في الإحساس ولاشعور، فبعض النساء يحصلن على على الشعور عند الاستيقاظ وهذا بسبب الحرارة المتولدة في الجسم أثناء النوم.
Marka laga hadlo dumarka iyo ragga farqi ayaa u dhexeeya xagga kacsiga, dumarka qaar way kacsadaan marka ay hurdada kasoo kacaan taasna waxaa sabab u ah kulaylka ka dhalanayo jirka xiliga hurdada