Kacbada korkeeda ayuu fuulay dhaxalsugaha Sacuudiga

Dhaxalsugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan oo booqday kacbada waqtiga fajarka maalinta talaadada 12 2 2019 wuxuu fuulay kacbada korkeeda
sawirada fuulidda kacbada
زار ولي العهد السعودي محمد بن سلمان، فجر الثلاثاء 12 فبراير، المسجد الحرام بمكة المكرمة وتجول فوق سطح الكعبة المشرفة مع عدد من مرافقيه.
هذه صور صعود محمد بن سلمان
مشاهدة صعود محمد بن سلمان للكعبة



Dad badan ayaa arrintaas ka xumaaday oo u arkay ninkan inuu muslimiinta xumaynayo
daawo muuqaalka kacbada