Site icon Daruur درور

Ka fekerka arimaha jinsiga sidee layskaga joojin karaa?

Su’aasha:

Waxaan ahay nin doob ah mararka qaar waxaan ku tarax tagaa daawashada filimada qaawan oo aan kacsi iyo dareen waali ah ka qaado mararka qaarna waxaa niyada iga xooga anigoo baashaalaayo oo wax wasaayo kacsi hor leh ayaan dareemaa marka sideen u joojin karaa ka fakarka arimaha galmada la xiriirta.

Ka fekerka arimaha jinsiga sidee layskaga joojin karaa?
Ka fekerka arimaha jinsiga sidee layskaga joojin karaa?

Jawaabta:

Waxaad ku mashquulin kartaa maskaxdaada waxyaalo aad ugu wanaagsan mustaqbalkaaga, inaad wax akhriso oo wax aad barato, oo aad lahaato han weyn ku saabsan noloshaada, inaad ka fekerto mustaqbalkaaga, inaad badiso salaadda iyo ducada iyo quraan akhriska, inaad la saaxiibto dadka wanaagsan, inaad iska yarayso cunatada badan oo aad soonka badiso, haddaad awooddo inaad guursato illeen guurka ayaa ah daawada ugu fiican waxa aad sheegtay.

Exit mobile version