Site icon Daruur درور

Isticmaalka dawada dhakhtarka ee biya baxa dag daga ah

Su’aasha:

asc ugaas waxaan isku arkay biya bax dag dag ah wan siigeysan jiray filmada jugta wan firsan jiray hada bari ayan dhakhtar usocda markan dawada isticmalo maiga baxaya mida kale dawada intaan isticmalkeeda wado majoojiya ciyaarta mise waan wada?

Isticmaalka dawada dhakhtarka ee biya baxa dag daga ah
Isticmaalka dawada dhakhtarka ee biya baxa dag daga ah

Jawaabta:

In badan ayaan ka jawaabnay su’aashan mid la mid ah waxaad ka raadin kartaa webka, waxaan kula talinayaa inaadan su’aal soo dirin adoon ka dhex raadinin webka, si sahlan ayaad ku ogaan kartaa su’aasha aad weyddiin rabto in laga jawaabay iyo in kale, khaanadda raadiska daruur ayaad ku qoraysaa erey la xiriira su’aashaada tusaale ahaan, biyabaxa degdeg ama siigada, ama galmada, xanuunka, iwm.

Khaanadda raadiska halkaan ka gal: https://daruur.com//?s

 

Teeda kale daawada uu dhakhtarka kuusoo qoro isaga ayaa kuu sheegaya qaabka aad u isticmaalayso iyo wixii aad samaynayso, hadduu ku dhaho jooji galmada waad joojinaysaa intaad ka dhamaynayso daawada, dhakhtarka siduu kugu dhaho fuli.

Exit mobile version