Ingiriiska oo baasaboorka kala noqday Shamima Begum

Gabar ku biirtay Daacish ayaa lagala noqday baasaboorka UK gabadhaas oo lagu

magacaabo Shamima Begum asalkeeda waxay kasoo jeeddaa dalka Bangladesh, waxay aadday dalka Suuriya si ay uga qaybgasho dagaalada Daacish ay meesha ka wadaan.
waxaa la sheegay gabadhan oo rabtay inay kusoo laabato dalka UK laakin dawoladda ingiriiska ayaa kala noqotay baasaboorka.
sidoo kale dowladda Bangladesh iyaduna way diiday inay qaabisho.
Shamima Begum waxay tagtay suuriya iyadoo 15 jir ah.

Shamima Begum oo hadda degan iyada iyo cunug ay dhashay xero qoxooti oo ku taalla Suuriya.

 

Dad badan ayaa galay suuriya oo ka yimid wadamada yurub dadkaas oo la sheegay sirdoonada reer galbeedka inay soo sireen sidii meesha loogu baabi’in lahaa dadka muslimiinta.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More