Ing Yariisow oo kulan duco loo sameeynayo

Mogadishu Mayor Ing Yariisow named on the National Stadium

Ing Yariisow oo kulan duco loo sameeynayo

Ing Yariisow oo kulan duco loo sameeynayo
Ing Yariisow oo kulan duco loo sameeynayo

Waxaa Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir ka socda diyaargarowgii ugu dambeeyay ee kulan duco ah loogu sameynaayo maalinta jimcaha ah Gudoomiyiihii gobalka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng Yariisow .

Sidoo kale kulanka ayaa magacana looga badalayaa garoonka waxaana loogu magacdarayaa gudoomiyihii gobalka banaadir Eng Yariisow.

Kulanka ayaa waxaa kasoo qayb galaya madaxda ugu sareysa dalka, Xildhibaano, wasiiro, masuuliyiin kale iyo shacabka reer Muqdisho qaarkood.

Ing Yariisow oo ku dhintay qarax lagula beegsaday xarunta maamulka gobolka Banaadir.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More