Ilhan Omar iyo Donald Trump loollan furan
Maalmahan waxaa isku dheggan madaxweynaha maraykanka Donald Trump iyo Ilhan Omar.
sida la og yahay Trump wuxuu neceb yahay dadka qoxootiga kasoo jeeda dalalka Africa.
taariikhda Trump waxay ku slaysan tahay cunsuriyad.
waxaa la ogyahay shirkadaha ay lahaayeen cidda uu ka dhashay Trump in qof madow loo oggalaan jirin.
marka naag muslin ah oo kasoo jeedda dalka Africa ka tirsan oo qoxootinimo ku timid dalka USA oo warkiisa leengo ku smaynaysa waa wax aad ugu adag Trump isgoo ah nin cunsuri ah. waa la arki doonaa sheekada meesha ay ku dhammaan doonto.