Iibka guriga laba jeer lagu riyoodo

Iibka guriga laba jeer lagu riyoodo

Riyada:

Waxaan ku riyooday labo mar oo kala duwan
1:oday awowgay labaada oo gatay guri cusub kuna gatay lacag gaaraysa 160 kun oo dejiyay wiil uu adeer uyahay aan ku leeyahay m.a ma idinkaa dagay
2:waxaan kaloo arkay guri lagu iibiyay 50 kun oo dolar

Iibka guriga laba jeer lagu riyoodo
Iibka guriga laba jeer lagu riyoodo

Ifasir

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal weyn xagga msutaqbalka.

Waxay noqon kartaa safar ama meel kale inaad aaddo oo aad deegaan ka dhigato

Guud ahaan waa arrin isbadal wadata

Waxay u badan tahay riyada inay noqoto guur aad guursanayso nin lacag badan leh

It is likely that the dream will be a marriage to a man with a lot of money

 

Riyada guriga oo faahfaahsan halkan ka daawo

 

Dreaming points to a big change in the future.

It can be a trip or somewhere else to go and set up a locality

It is generally a matter of change.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More