Site icon Daruur درور

Hubka dowladda Turkey ay soo bandhigtay

Sawirkan wax yar ka hor ayaa lagu faafiyay maanta wakaaladaha wararka caalamka, waxaa ka muuqda sawirka madaxweynaha turkiga Rajab Dayib Erdogan oo lagu tiriyo madaxda dunida ugu saameynta badan waqtiga hadda la joogo.

Madaxweynaha Turkiga Ordoghan iyo Turkey
Madaxweynaha Turkiga Ordoghan iyo Turkey

Waxaa safan madaxweynaha gadaashiisa gantaallo iyo bambooyin ay Turkey samaysay sanadahan dambe, wuxuu ula jeedaa madaxweynaha Turkiga sawirkan Turkey inay ka kaaftoontay reer galbeedka oo iyada ay samaysan doonto hubkeeda.

Shaki kama taagna sawirkan dowlado badan reer galbeed ah ayuu leeb ku taagi doonaa wuxuuna soo xusuusin doonaa awoodda ay lahayd Turkey marka ay khilaafada Cusmaaniyada ay taagnayd.

Madaxweynaha Turkiga Ordoghan iyo Turkey1
Madaxweynaha Turkiga Ordoghan iyo Turkey1
Madaxweynaha Turkiga Ordoghan iyo Turkey2
Madaxweynaha Turkiga Ordoghan iyo Turkey2
Madaxweynaha Turkiga Ordoghan iyo Turkey3
Madaxweynaha Turkiga Ordoghan iyo Turkey3

Bariga yurub oo dhan waa laga baqi jiray Turkey iyadaana ugu xoog badnayd.

Khilaafadaas waxaa la riday 1923 waxaa soo dhow 2023 oo boqol sano ay u dhamaanayso inaty dhacsan tahay.

Exit mobile version