Hooyo waxay ku riyootay iyadoo kaadi tagtay biyo sidata meel miyi ah
Hooyo waxay ku riyootay iyadoo kaadi tagtay biyo sidata meel miyi ah
Riyada:
Sc sheekh hooyo waxay ku riyootay iyadoo kaadi tagtay biyo sidata meel miyi ah oon suuli lahayn markas waxay aragtay in nin meel u dhaw jooga niayada iska leeyahay ayay tidhi ninkaasi talow muu istinjoonaya isaguna waan kacay anoon iska maydhin.
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa wax degdeg ah inay ku dhaqaaqi doonto iyadoon toosinin ama meesha laga rabay ka gaarin.
Waxaasna nin ayuu la xiriiraa, waxaa laga yaabaa qof iyada wax ka ogaan rabo inuu jiro
Riyada kaadida halkan ka daawo
The dream indicates something urgent that will move on without directing or reaching the desired destination.
This is related to a man, maybe someone who wants to know about her