Site icon Daruur درور

Hooyadaada iyo Xaaskaaga sidee baad uga dhigaysaa kuwa isjecel

Hooyadaada iyo Xaaskaaga sidee baad uga dhigaysaa kuwa isjecel

Inta badan waxaa ka dhex dhasha hooyada iyo xaaska maseyr iyo xasaasiyad, marka uu ninka guursado, taasna waxaa sabab u ah jacaylka, hooyada oo u malaynayso wiilkeeda jacaylka uu u qabo xaaskiisa cusub mid halis ku ah jacaylka iyada iyo wiilkeeda ka dhexeeya, sidoo kale xaaskiisana waxay ka masayaraysaa jacaylka uu u ahayo wiilka hooyadiisa. haddii mid kaste uu ogaado kaalinta dusha ka saaran waa lays fahmi lahaa, laakin inta badan waxaa ka timaado meesha cadaawad oo u dhexeysa wiilka hooyadiisa iyo xaaskiisa taasoo mararka qaarkooda keenta wiilka inuu xaaskiisa u go’o oo markaas uu noqdo mid caasi ah, sidoo kale waxaa ka dhalan karta wiilka inuu xaaskiisa dulmiyo. waxaa laga yaabaa ninka inuu halkaan ku mutaysto duco ama habaar.

Hooyadaada iyo Xaaskaaga sidee baan uga dhigaysaa kuwa isjecel waa su’aal rag badan ay is weyddiiyaan.

Hooyadaada iyo Xaaskaaga sidee baad uga dhigaysaa kuwa isjecel
Hooyadaada iyo Xaaskaaga sidee baad uga dhigaysaa kuwa isjecel

Marka hore ogow in lagaaga baahan yahay inaad baarri noqoto waxaad isku daydaa inaad kala ilaaliso xaaskaaga iyo hooyadaada.

ka dhaadhici xaaskaaga inay hooyadaada tahay hooyadeeda oo kale ka dhaadhici in hooyooyinka la ixtiraamo baarrina loo noqdo.

isku day hooyadaada xaaskaaga inay u aragto gabadheeda oo kale mar kasta uga sheekay wanaaga islaamka xagga qaraaba ku wajahan xaaskaaga hooyadeeda hooyadaada oo kale u qiimee, tixgalinta wax kaste ayay hagaajisaa qofka marka hadal macaanlaguala dhaqmo wax badan ayuu ka baddalayaa dhaqankiisa, aadanaha marka hadal kulul lagula dhaqmo wuxuu u arkaa in la liidayo sidaas awgeed difaac ayuu kaa galayaa.

Ninkeyga oo igu hanjabo inuu sawiro private ah iga faafinayo

Often there is jealousy and sensitivity between the mother and wife, when the man marries, and this is due to the love, the mother who thinks her son’s love for his new wife is dangerous to the love between her and her son, and his wife is also jealous of his love for his mother’s son. If everyone knew the position on the surface, it would be understood, but often there is a place of enmity between the son’s mother and his wife, which sometimes causes the boy to separate from his wife and then become rebellious, and it can also lead to the son oppressing his wife. The man may be here for blessings or curses.
How do I make your mother and wife love each other? This is a question that many men ask themselves.

First know that you are required to be a good person and try to protect your spouse and your mother.
Get your wife to be your mother like her mother to be respected and respectful to mothers.
Try your mother your wife to see her daughter like her daughter always talked about the goodness of Islam towards relatives towards your wife’s mother and appreciate your mother’s mother, considering everything improves the person when he treats sweet words he changes a lot of his culture, man when he is treated with hot words he sees that she is inferior so he will defend you.

Exit mobile version