Heesaha qofka dhagaysta miyay saameeyaan
Su’aasha:
Labadi sano ee lasodhafay waxaan bilabay dhageesiga heesaha iyo dawashada riwayadaha marka kawarama waxaana igatagay dadanka cibadada sida salaada iyo quraanka iyo xusuusta qabriga awal waxaan kufiriki jiray waqti kasta inan diman Kara hada waxaanba leyahay 20ayad jirta70 markad garta lee dhimani heesaha maigu sababi Karan
