Haweeney somaliyeed afar mataano dhashay

somali mother gave birth three twins

Xarunta caafimaadka degmada iimay galbeed ee gobolka afdheer ayaa haweeney  ku dhashay halmar 4 caruura oo dhammantoodba wiilal ah caafimaadka hooyada iyo kan caruurtuba wuu fiican yahay sida la sheegay.

Arintan oo ah deeq ilaahay bixiyo ayaa inta ilaa imika sida  la ogyahay inaysan horay uga dhicin deegaanka soomaalida iyo dalka Itoobiyaba.

Ilaahay waxaan uuga baryaynaa caafimaad qab dhamantoodba noqda wiilashii anfaca diintooda iyo dalkoodaba iyo dadkooda

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More