Site icon Daruur درور

Hadii gabar ku riyooto qof maxrama oo u hawoonaya maxay noqoneee

Su’aasha:

Asc walalaha daruuro hadii gabar ku riyooto qof maxrama oo u hawoonaya maxay noqoneee.

Hadii gabar ku riyooto qof maxrama oo u hawoonaya maxay noqoneee
Hadii gabar ku riyooto qof maxrama oo u hawoonaya maxay noqoneee

Jawaabta:

Riyada saan ka fahmay gabar ayaa ku riyootay iyadoo nin maxramkeeda ah haweysanaya oo raba inuu wax ku sameeyo.

Riyada sidaas ah waxay tusinaysaa in qofkaas uu kaa rabo  shaqo idin ka dhexeysa oo waxtar leh ee ma aha wax xun macnaha laga fahmayo riyada waa ka duwan yahay macnaha fasirka dhabta ah.

Exit mobile version