Site icon Daruur درور

Hadalka aad dadka kusoo jiidan karto

Hadalka aad dadka kusoo jiidan karto

Su’aasha:

Waxaan Rabaa In aad Ishegtan Erayo Dhiro Galin Ah Oo Hadalka Aan shegaba Qofke Maqla Oo Aan Kusoo Jidan karo Really.

Hadalka aad dadka kusoo jiidan karto
Hadalka aad dadka kusoo jiidan karto

Jawaabta:

Haddaad rabto hadalkaaga inuu yeesho saamays waxaad ku hadashaa runta, sidoo kale waxaad dadka kula hadashaa qof kaste hadalka munaasib ku ah, sidoo kale waxaad la beegsataa qofka aad la hadlayso marka uu diyaar u yahay in lala hadlo, waligaaga qofka aad la hadlayso haku dhibib hadal uusan rabin, markaad la hadlaysana ha yasin, markuu kula hadlayana haka jeedsan, waligaaga daacad noqo, beenta iyo ballanburin ka fogow, hana ballanqaadin wax aadan awoodin inaad fuliso, haddii sifooyinkan aad ku dhaqanto hadalkaaga dadka wuu saamaynayaa, sidoo kale haddaad qaldanto inaad qaladkaaga qirato, qirashada qaladka qiimahaaga kor ayay u qaadaysaa, waayo qofka beenta badan dadka ma qiimeeyaan sidoo kale qofka ballanta buriya iyo qofka labawajiilaha illeen taas waa sifada munaafuqa.

 

Sedexdan qof iska ilaali waligaa

If you want your speech to have an effect, you speak the truth, and you also speak to people to everyone who is in the appropriate way, and you also aim at the person you are talking to when he is ready to talk to him. Never let the person you are talking to trouble with a word that he does not want, and when you talk to him do not be confused, and do not turn away when he talks to him. Always be honest, stay away from lies and promises, and do not commit to anything that you are unable to accomplish, if these characteristics you practice your words will affect people, and also if you are wrong to confess your mistakes, admitting your mistakes will increase your value, for the person who is lying does not value people nor the person who cancels the promise and the person who doubles it because that is the characteristic of the hypocrite.

Exit mobile version