Hadaan kastuumada jeexa faruuryaha waweyn iska galiyo sigo miyaa
Hadaan kastuumada jeexa faruuryaha waweyn iska galiyo sigo miyaa
Su’aasha:
walalyal gabar wali gursan ayan ahay waxan sameyaa arrin caado an ka dhigtay waxan dhexgaliyaa kastumada labada faruur waweyn ee xubintayda taranka kadib ayan laba dhinac udhaqajiyaa sidaas ayaan ku raaxaysta anoo gacan ku taban mala dhihi karaa sigo waaye dhib inay ii keento malga yaba.

Jawaabta:
Waxa aad samaynayso waa qaab ka mid ah qaababka ay dumarka ku siigaystaan, dumarka badankooda xubinta banaankeeda ayay ku raaxaystaan wax kaste haddii lagu taabto way dareemaan uma baahna gudaha wax inay iska galiyaan, sheekada ah in kastuumada la dhexgaliyo waa dhaqan ay hablaha qaar ka mid ah sameeyaan, taas waa siigo gacanta wax ma dhaanto, waxaad ogaataa siigada marka la qeexayo waxaa la dhahaa: waa in qofka biyaha isaga keeno gacantiisa iyo wax gacanta la mid ah wuxuu noqdaba oo aan ahayn galmo xalaal ah.
In badan ayaan ka jawaabnay su’aalo ku saabsan siigada dumarka dhibka ay u keento webka ayaad ka raadin kartaa.
Dumarka dareenka mooska iskaga dejiyo
Dumarka farta isticmaalo dhibka ay kala kulamaan
Diinta guud ahaan waxay fartay qofka inuu ilaaliyo xubintiisa taranka inuu ka ilaaliyo feydida ama siigada iwm.
والذين هم لفروجهم حافظون . إلا على أزواجهم أو ما ملكت أيمانهم فإنهم غير ملومين فمن ابتغى وراء ذلك فأولئك هم العادون
يخبِرُ الله تعالى أنَّ المؤمنينَ لفُروجِهم حافِظونَ مِن الوقوع فيما حرَّمَ اللهُ إلَّا مِن زَوجاتِهم
أو ما ملَكَت أيمانُهم مِنَ الإماءِ؛ فلا لَومَ عليهم ولا حَرَجَ في الاستِمتاعِ بهِنَّ، وجِماعِهنَّ على الوجهِ المَشروعِ،
فمَن طلَبَ خِلافَ ما أحلَّه الله فهو مِن المجاوِزينَ الحَلالَ إلى الحَرامِ. ومِن صفاتِ المفلحينَ
أيضًا أنهم يحفظونَ كُلَّ ما اؤتُمِنوا عليه، ويُوفون بكُلِّ عُهودِهم، وأنَّهم يواظِبون على أداءِ صَلَواتِهم في أوقاتِها بأركانِها وشُروطِها وواجِباتِها.
هؤلاء المُؤمِنونَ الذين اتَّصفوا بتلك الصفاتِ هم الوارِثونَ في الآخرةِ مَنازِلَ أهلِ النَّارِ مِن الجَنَّةِ، الذين يَرِثونَ يومَ القيامةِ جناتِ الفردوسِ، هم فيها خالِدونَ.
يقول النبي صلى الله عليه وسلم:
إذا صلَّت المرأةُ خمسَها وصامت شهرَها وحفِظت فرجَها وأطاعت زوجَها قيل لها ادخُلي الجنَّةَ من أيِّ أبوابِ الجنَّةِ شئتِ
أخرجه أحمد
للمرأة الصالحة -التي تؤدي فروضها وتطيع زوجها- مكانة كبيرة عند ربها، فيرضى عنها، ويخيرها يوم القيامة للدخول من أي أبواب الجنة شاءت.
لأن هذه الخلال هي أمهات أفعال الخير، وأسباب دخول الجنة، فإذا وفت بها المرأة وقيت شر ما عداها
What you are doing is one of the ways in which women make it selves most women enjoy the outside of their penis,
they feel anything if it is touched, they do not need to insert anything inside,
the story of putting underwear inside is a tradition that some girls do, that is, sucking the penis with your hand is not good, you know,
when sucking is defined, it is said: the person must bring water with his hand and something like that with his hand becomes and it is not lawful sex.
We have answered many questions about sucking women and the problems it causes, you can search the web.