Hadaan Hurdada ku biyo boxo riyona aan wax ku arkin waliba aan ogeyn inaan biyo baxay markan soo kacay lee isku arko qoyaankii shahwada ma xaalad caafimaad ayay la xiriirtaa?
Dhawaanahan waxaan isku arkay habeenkii markaan hurdo ayaan biyo baxaa mana dareemo riyona ma arko markaan biyo baxa sameynaayo waxaan soo kacaa kaliya anoo qoyaan ku milan firaashkaan jiifay marka adoo ogeyn ama dareemeyn biyo baxaas muxuu la xiriiraa si faah faahsan wax iigu sheeg wll mahadsanid.