Site icon Daruur درور

Hablaha yaryar oo naasaha waaweyn maxaa u keeno

Hablaha yaryar oo naasaha waaweyn maxaa u keeno

Su’aasha:

asc dhamaan walaalaha daruur melwalba aad jogtaan salan kadib
waxaa rabaa inan ogado gabdhah qar ayaga oo lagursan ilmana aysan dhalin aya naahasa kadhacaan ama ay aad u weynaadan sida qof ilma dhalay oo kale marka maxa sababi karo ama ukeena arinkaa waliba sida qof caruur badan soo dhashay cml walina lama gursan.

Hablaha yaryar oo naasaha waaweyn maxaa u keeno
Hablaha yaryar oo naasaha waaweyn maxaa u keeno

Jawaabta:

Naasaha waxaa weyneeya dhowr waxyaabood waxaa ka mid ah dhaxal, gabadha hooyadeeda ama ayeeyadeeda inay ka dhexashay, sidoo kale waxaa weyneeya hormoonada qaar inay ku badan yihiin jirkeeda sida homoonka Estrogen, sidoo kale waxaa weyneeya taabashada badan iyadoo ay ka raaxaysanayso oo dareen raaxo uu jiro, sidoo kale da’da naagta marka ay weynaato naaskeeda wuu la weynaadaa, sidoo kale dhalmada iyo nuugmada, marka intaas ayaa sababa u ah naasaha gabdhaha inay ku weynaadaan.

Marka gabar yar naas weyn leh waxay u badan tahay dhaxal ama hormoonada jirkeeda oo masuulka ka ah naagnimada inay badan yihiin.

 

Naasaha waaweyn dumarka xanuun ma ku keenaan

Timaha jirka dumarka iyo yaraanta naasaha xiriirka ka dhexeeyo

 

Breasts are magnified by several things, including inheritance, the daughter’s mother or grandmother’s inheritance, and it is also magnified by some hormones that are more common in her body such as the hormone Estrogen, it is also magnified by many touches while enjoying it and there is a sense of comfort, also the age of the woman when she grows up her breasts grow older, Also giving birth and sucking, when this causes the breasts of girls to grow.

When a young girl has a large breast it is more likely that her inheritance or the hormones in her body that are responsible for womanhood are more.

يتم تضخيم الثديين بعدة أمور، منها الوراثة من والدة الابنة أو جدتها،

وكذلك بعض الهرمونات الأكثر شيوعا في جسمها مثل هرمون الإستروجين،

كما يتم تضخيمه من خلال العديد من اللمسات أثناء الاستمتاع به وهناك شعور بالراحة،

وكذلك عمر المرأة عندما تكبر ثدييها يتم تكبيرهما، أيضا الولادة والمص ، عندما يتسبب ذلك في نمو ثدي الفتيات.

عندما يكون لدى الفتاة الصغيرة ثدي كبير ، فمن المرجح أن يكون ميراثها أو الهرمونات في جسدها المسؤولة عن الأنوثة أكثر.

Exit mobile version