Habeenka oo dhan bahalkeyga ma damin dhib miyuu ii keenaa

Su’aasha:

scw walaalayaal waxan isku arkay habeen habeenada ka mid ah markan sariirta hurado u tagay maskada ayaa raxo iga soo gashay guska ayaa i kacay waa damin waayay mana sigaysanin ilaa salaad subaxa laga garo indhahayga isma saarin guskana sidiia uu tagnaa hal mar ma damin maxaa la dhihi karaa xaladaa ma cudur baa?

Habeenka oo dhan bahalkeyga ma damin dhib miyuu ii keenaa
Habeenka oo dhan bahalkeyga ma damin dhib miyuu ii keenaa

Jawaabta:

Xaaladdaas waxay qabsataa dhalinyarada qaangaarka ah 14 ilaa 21 u dhexeeya siiba dhalinyarada aan siigada aqoonin, waxaa ku badanaya dareenka shahwada markaas waxay arkaan kacsi xadka ka baxsan siiba markay cunaan xunto nafaqo badan sida kaluunka iwm.

Marka cudur ma aha kaliya waxaad kaga bixi kartaa inaadan is raaraacinin shahwadaas haddii kale meel kale ayay kugu ridaysaa shahwada iyo kacsida xadka ka baxsan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More